DAAWO TOOS: Munaasabada xuska 1-da Luulyo oo caawa ka socota Muqdisho

Xaflad balaaran oo lagu maamuusayo munaasabada 1-da Luulyo ayaa caawa ka socota xarunta dowlada hoose ee Muqdisho taasoo ay ka qeyb galayaan madaxda sare ee dalka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana xafladan ay socon doontaa illaa caawa saqda dhexe. Qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwo ku dhow … Continue reading DAAWO TOOS: Munaasabada xuska 1-da Luulyo oo caawa ka socota Muqdisho